Mid exam semester 2
Event

Mid exam semester 2

April 17, 2026 | Event Date: April 22, 2026 | 15 views
Waxaa si qurux badan u soo dhamaaday imtixaanka tijaabada 1aad ee teeramka 2aad sanad dugsiyeedka 2018 E.C

Dhamaan arday waxaan u rajaynaa guul iyo in sii wadaan dadaalkooda, joogteeyaan akhriska si marwalba guul u gaadhaan 


Alla mahad leh